26th May 2022  admin  Category :

Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldan Siciid Suldan Cabdisalaan iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaadhay Magaalda Ceergaabo ee gobolka Sanaag.

Waxaa maanta CeerIgabo soo gaadhay SuldanSiciid Suldan Cabdi Salaan iyo wafti uu hogaaminayo waxayna saaka aroornimadkii kasoo kicitimeen magalada Badhan .

Suldaanka iyo waftigiisa ayaa waxay u socdaan sidii xal loogagaadhi lahaa Deegaanka Shidan ee xeebta waqooyi ee gobolka Sanaag oo muran xaga dhulka ahi ka jiro laba beelood oo wada dega gobolka Sanaag

Dhowan ayey ahayd shaqaqadii ugu danbaysayee ka dhacay deeganka Shidan halkasoo magaalo deegan cusuba laga sameynayey lagu gubay iyadoo rag maxaabisa oo lagu qabsaday markii danbena lagu weerijiyey Beesha Issaq, balse aan wax heshiiis nabada wali laga gaarin, Sidoo kale waxaa wali magaalada Ceergaabo ku afduuban Boqor Ibraahim Gacmayare, nabadon Siciid Daan dheer iyo Guurti Siciid Bidaar oo kasoo jeeda Beesha Warsangeli ,waxayna u afduuban yihiin dagaal oogaha Ismaaciil xaaji Nuur.

Allsanaag.com, news@allsanaag.com

4 thoughts on “Suldaan Siciid oo gaaray Ceerigaabo

    1. RAAGE SAÏD

      YOU KNOW IN A RELEVANT WAY THAT MAAKHIR IS 75% SANAAG AND 30% BARI, SO LAANGABE FROM HARGEISA HAVE NO PLACE AMONG OURS !!!!!

      Reply
  1. Ahmed Saeed

    Ball dhegaysta wuxu ku hadlaayo kann naa’nabka ah oo sheeganaaya inu yahay Wasiirka Cadaalada, misna erri ka orranayn Afduubka Odayaasha Warsangheli oo Warlord Ismail Haji Nur ku afduubay Ceerigaabo.
    Ninkann sidaa u hadlaaya asaago jooga Hargeisa , Aabihiis , Maxamoud Ali Bile (Godane), ilaahay haw naxariistee , SNM ayaa si naxariis darra ah ku dishay Ceerigaabo.

    Nabad ayuu ka hadlayaa misna ku dhicimaayo inu erri ka sheego kuwa Nabad Gelyada duminaaya oo madax dhaqameed yadda affduubaaya. Shut Up!
    https://youtu.be/zXLiQSUcg-A

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*