22nd October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trum, ayaa khalad iyo fashil kasta oo ku yimaada dawladdiis uu sadexda sano hogaaminayey , waxa uu yiraahdaa Madaxweynihii hore ee Obama ayaa ka danbeey ama sabab u ah . Ma qaato khaladkiisa iyo fashilkiisa siyaasadeed. Sidoo kale madaxda dawladda Soomaaliyeed ayaa hadddii ay Muwaadin Soomaali ah ay Itoobiya u dhiibaan iyo Haddii ay Dumarka Soomaaliyeed u gefaanba, aan marna raali gelin bixin. Mar walba waxay soo diraan inay ka Jawaabaan khaladkooda Agaasime, wasiir ku xigeen iyo Oday dhaqameed. Marmarka Qaarkood fariinta waxay u soo dhiibaan dhalinyarada CBB.

Dumarka Soomaaliyeed waxay raali gelin buuxda ka sugayaan Wasiirka Warfaafinta iyo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed Maareeye.

https://allsanaag.com/31848-2/

ka akhrio wasiir ku xigeenka warfaafinta Aadm Isaaq oo raalin gelin ka bixinaya Fadeexaddii Wasaradda Warfaafinta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*