25th October 2024  admin  Category :

Maamulka Puntland ayaa uga mahad celiyey Dowladda Imaaraadka oo gargaarka bani’aadantinimo soo gaarsiisay, kaas oo maanta Boosaaso ka soo degay, waa agab caafimaad oo loogu talagalay xakameynta iyo ka hortagga Coronavirus.

Xilligan waxaa dagaal adduunka oo dhan kula jiraa halista Covid-19 oo si xowli ah ku fidaya, waana loo baahanyahay in la iska kaashado Ka hortagga Cudurkaasi, aad baan ugu mahadcelinaya Dowladda Imaaraadka oo agabkan nasoo gaarsiisay xilli aad loogu baahanyahay.

Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: one or more people and people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*