23rd October 2024  admin  Category :

Wasiir Bidhaan Raali gelin ma ka bixin doonaa aflagaadada u gaystay Bulshada Puntland?

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Federaalka, Cabdilaahi Bidhaan Warsame waa in uu ka bixiyaa Raali Galin Hadalkan oo GAF Ku ah Dawlada Puntland inta uu joogo Puntland.

Wasiirkan oo maanta warsaxaafdeed uu ku raali gelinayey Ibbi ku sheegay sidan ” “Waxaan ka xunahay oo aan rabnaa in aan halkaan ka cadeyno eraydii xanafta lahaa ee war-murtiyeedku kusoo baxay ee weliba loo geystay maamulada kale, taas oo qeyb ka aheyn ajendihii shirka kuna jirin hadal soo jeedintii wafdiyadii, isla markaana ku jirin doodihii shirka”. ayaa u gefay Bulshada Puntland iyo maamulka Puntland isaga oo sheegay in gobolada Sanaag iyo Sool intooda badan ay gacanta ku hayaan maamulka Isaaqland

Gobolka Sanaag Boqolkiiba 95% gacanta Puntland ayuu Ku jraa ,Degmada Ceergaabo ilaa lobo degaan oo Hoos yimaada ayaa ka maqan ,Gobolka Ceyn Gacanta Puntland ayuu Ku jiraa ama Gobolka Sool Dhawr Degmo ayaa Malayshiyaadka Somaliland joogaan .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*