27th November 2024 admin Category :
Suldaan Siciid, Yaa bixinaya MAGTA wiilasha reer Maakhir oo iyaga degaankooda jooga lagu dilay
Dhowaan ayaa magaalada Carmale ee gobolka Sanaag lagu dilay Askari SNM ah oo ka soo jeeda beesha Habar jeclo ee Isaaq, isaga oo ciidamo si qarsoodi ah uga qoranayey degaanadaas , sida la sheegayna dilkiisa waxa ka danbeeyey Ciidanka Puntland ee la dagaalanka argagixisada ee dagaalka kula jira Alshabaabka buuraha Calmadow ee ka soo gala maamulka Somaliland.
Bil ka hor dilka Askarigan intaan la dilin, ayaa Somaliland weerar ku soo qaadeen Damala Xagare waxayna ku dileen weerarkaas gardarada ahaa sadex dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli, muddo yar ka dibna waxay Weerar kale ku soo qaadeen magaalada Yube, waxayna ku dileen Wiil ka soo jeeda Beesha Warsangeli. Bishii dhamaatay dhamaadkeedii ayaa mar kale Somaliland Weerar ku soo qaadeen Magaalada Hadaaftimo waxayna ku dileen Afar Wiil oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli, in kalena waa ku dhaawaceen qaarna ilaa hadda ayeey afduub ku haystaan.
Iyada oo intaas oo dil ah oo ay SNM gaysteen uu dhacay dhamaadkii 2019 iyo horaanta 2020, uuna ka dhacay degaanada beesha Warsangeli degaan oo lagu soo duulay , ayaa hadda Suldaan Siciid iyo qaar ka mid beesha Warsangeli waxay ku dhex jiraan inay bixiyaan MAGTA askarigii hubaysnaa ee lagu dilay isaga oo si qarsoodi ah maleeshiyaad uga qoranaya deganka Carmale oo ah degaan ay degto Beesha Warsangeli.
Askarigan SNM markii la dilay oo lagu dilay degaanada Carmale, taliyayaashii beesha Isaaq ee ciidanka xukumay waxay afduubteen Lix oday oo ka soo jeeda beesha Bahogayslabe, mar haddii Askariga Somaliland lagu dilay CARMALE, ninkii dilay, iyadoo baaritaan la samayn ayaa saacadiiba wuxuu noqday Bah -oagayslabe oo ah beesha Degta magaaladaas . Odayaasha la afduubtay ayaa laga saxiixday oo shruudii looga dhigay siidayntooda in mag laga bixiyo Asakarigii SNM ee la dilay.
Odayaashii habeenkii dilku dhacay la afduubtay
1-Cali Maxamuud X. Dirir
2- Bidde Cabdi Shire.
3-Cawil Kalago’an.
4- kadawe Jaamac Burkuud.
5- Gurey X. Diraac.
6- Ibrahin Cali Yakhle
Bixinta Magta Askariga Habar jeclo, labaddii beelood way isku afgaran waayeen, sidaasna hadda waxa ku aaday Ceerigaabo, si u dhex dhexaadiyo labadan beelood Suldaan Siciid.
Sadex arimood waa in Suldaanku u daayaa in beeluhu iyagu arintooda dhamaystaan
Marka hore arintu waa siyaasad, Askariga dilka loo gaystay wuxuu doonayey inuu Soomaaliya inteeda kale ka goosto, oo Khasab ku qabsado degaan uuna lahayn, haddii laga hor yimaadona uu dilo cid kasta oo ka hor timaada, kuwa dilayna iyagu waxay u dhaarteen oo ilaalinayeen midnimada umadda Soomaaliyeed.
Marka labaad, marka Wiilasha Warsangeli Somaliland dilayaan Somaliland baa dishay ayaa looga baxaa, oo ma jirto beel loo raaco . Laakiinse markii uGu horaysay ee Puntland dilaan Asakari Somaliland ah, oo ay uga shakiyeen inuu la shaqeeyo alshabaab wuxuu noqday Isaaq, kii dilayna wuxuu noqday Warsangeli oo MAG ayaa laga raadinayaa
Arinta sadexaad oo khatarteeda leh, oo haba yaraatee aan la qaadan Karin waa Dhiiga Wiilashii Maamulka Isaaq land ku dilkeen Damala Xagare, Yube, Kal-gubtaale, oo weli dhiigoodii qoyan yahay in kuwii dilka gaystay loogu daro MAG, Arintaasi maaha mid ay qaadan doonaan Bulsha waynta reer Maakhir ee ha lga joogo.
Ugu danbaytii in maanta degaanka Maakhir uu noqdo degaan loogu yeedho in laysku haysto waxa keenay waa arimihii siyaasadda oo siyaasiyiintu hogaamin lahaayeen oo laga hor istaagay. Maanta Suldaan Siciid Magta SNM ayuu Ceerigabo u joogaa, maanta maalinteed oo bishu tahay MARCH 15 Garowe ayuu u imanayaa Shirka wada tashiga Puntland. Bil ka hor Federaalka ayuu Suldaanku la kulmay qof reer MAAKHIR oo og waxay kU wada hadleen ma Jiro. Mararka qaarkood hogamiya Waqooyiga Kuuriya dadkiisa wuu dhegaystaa, halka Suldaan Siciid dhabarka u jeediyey Bulshadiisii
Hoos ka akhriso shacabkii uu Siilaanyo oo ka soo jeeda beesha Habar jeclo oo magta doonaysa uu ku xasuuqay Carmale iyo Damala xagare oo ay degto beesha ay Magta ka doonayaan
LIST B: Names of civilians Killed In CARMALE By SNM on February 1991
1. Abdi Warsame Hagar
2. Ahmed Warsame Hagar
3. Mohamed Hassan Adan
4. Ceegar warsame Hagar
5. Ahmed Hassan Adan
6. Osman Mohamud Afdhal
7. Abdullahi Hassan Ali
8. Ahmed Salah Hagar
9. Amina Ali Geldoon
10. Ahmed Abdi Shire
11. Ali Mohamed Ali, 2 year old child
12. Ahmed Jama Faruur
13. Osman Ali Kanje
14. Ali Mohamed Haji Mohamud
15. Adan Said Toohyare
16. Abdi Ibrahim Ceegag
17. Fandhe Farah Duale
18. Said Hassan Bulqas
LIST C: Names of Civilians Killed at DAMALA HAGARE By SNM on February 1991
1.Farah Haji Abdi
2. Abdi Adan Jama Fadal
3. Ali Adan Jama Fadal
4. Mohamud Ahmed Farah
5. Hassan Ahmed Omar
6. Omar Ali Abdi
7. Mohamed Farah Weyne
8. Amir Haji Dirir
9. Mohamud Hassan Ciiro
LIST D: Names of the civilians butchered By SNM at Ceel Buh on February 1991
1.Chief Mohamed Omar Arap
2. Ali Shire Dhuub
3. Mahamed Hassan Salad
4. Chief Mahamed Hassan Salah
5. Chief Musa Nuh Ahmed
6. Jama Ismail Tuke
7. Mohamud Said Noor
8. Daar Qoodar Mahamed
9. Ali Arale Guulwade
10. Ahmed Mohamud Shirbayye
11. Bakayle Mohamud Gaafaadhi
12. Ali Mahamed J. Aafi
13. Ali M. Timajilic
14. Abdi Mohamud Abdi Gaafaadhi
15. Hadhiwa Osman Yusuf
16. Musa A. Bahdoon
17. Ahmed Osman Mahamed
18. Abdillahi Mohamed Abdalla Dabshid
19. Soobe Hassan Salad
20. Abdillahi Nur Jibril
21. Abdillahi Ahmed Muse
22. Hassan Said Qaaje
23. Mohamed Yassin Farah Arab
24. Ina Adan Dheere, 12 year old
25. Mohamed Aki Daar
26. Ali Jama Guxrey
LIST F: Names of civilians killed by SNM at DAMALA Hagare on May 1991
Mohamed Adan Samakab, Bihidoor
2. Jama Hassan Nur, Bihidoor
3. Jama Mohamed Salah Egal, Bihidoor
4. Yassin Warsame Ali Shire, Bihidoor
5. Abdi Ali Jama Osman, Bihidoor
6. Ali Mohamed Hassan Shide, Bihidoor
7. Ahmed Jama Qodah, Bihidoor
8. Abdullahi Mohamed Hirad, Bihidoor
9. Iman Mohamed Farah, Bihidoor
10. Said Ahmed Mohamed Abdalle, Bihidoor
11. Omar Abdi Warsame Ali, Bihidoor
12. Mohamud Warsame Ali, Bihidoor
13. Mohamed Salad Warsame Ali Gaban, Bihidoor
14. Abdi Farah Dariqo, Reer Salah
15. Mohamud Mohamed Guled, Reer Salah
16. Musa Ali Abokor, Reer Salah
17. Ahmed Musa Duale, Reer Salah
18. Said Farah Guled, Reer Salah
19. Ahmed Warsame Shirdon, Reer Salah
20. Osman Mohamed Jama Salah, Reer Salah
21. Abdullahi Ismail Ali Gurey, Reer Salah
22. Ali Abdi Ahmed Tuuryare, Reer Salah
23. Jama Hersi Dhunkal, Warlabe
24. Osman Mire Jama Gesod, Warlabe
25. Said Farah Omar, Reer Haji
26. Abdi Farah Weyne, Bah Yabare
27. Awad Muse Egal, Reer Muhumud
LIST G: Names of Those Sustaining Serious Injuries At Damala Hagar on May 1991
1Mohamud Boqole, Bihidoor
2. Ahmed Mohamud Farah Said, Bihidoor
3. Hassan Ahmed Mohamed Muse, Bihidoor
4. Ali Muse Ali Arre, Bihidoor
5. Osman Said Nur, Bihidoor
6. Abdi Farah Warsame, Bihidoor
7. Mohamed Hassan Deal, Bihidoor
8. Amin Farah Ahmed ,Bihidoor
9. Warsame Ali Ibrahim, Bihidoor
10. Said Abdullahi Ali Jarafle, Bihidoor
11. Bashir Jama Nur, Reer Salah
12. Abdi Muse Mohamed, Reer Salah
13. Ali Ahmed Ali, Reer Salah
14. Said Warsame Ismail, Reer Salah
15. Ali Mohamed Farah Matan, Reer Salah
16. Sadiq Mohamed Abdullahi Mohamud, Reer Haji
17. Abdi Said Yusuf Shide, Jibril Said
ALLSANAAG.COM