25th October 2024  admin  Category :

Bil gudaheed Qofkii labaad oo ka soo jeeda beesha Warsangeli oo afka loo soo duubtay ayaa caawa ku geeriyoooday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari

Allah u naxariistee Cige Cabdulaahi Jaamac Cali Qalaf , oo dhowaan afka loo soo duubtay in la dilo ayaa caawa dhaawicii loo gaystaY maalmo ka hor u geeriyooday

Image may contain: 1 person, outdoor

Allah ha u naxariistee Cismaan Axmed Asakar. oo isaguna ka soo jeeday Beesha Warsangeli, ayaa isaga bishii hore dhamaadkeedii afka loo so duubtay oo la dilay

Sidoo kale waxa dilalaka ka horeeyey Labo Askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland, oo ka soo jeeday beesha Warsangeli kuwaas oo afka loo soo duubtay iyaga oo ku sugnaa sugnayd maqaaxi ku taalla magaalada Boosaaso.
Allah ha u naxariistee Axmed Aadan Jaamac Looyaan oo lagu magcaabi jiray Soolo iyo Cabdisalaam Jaamac Siciid Bucurdo ayaa ku dhintay qarxaas

https://allsanaag.com/yaa-ugaarsanaya-saraakiisha-maakhir/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*