2nd February 2025 admin Category :
Goormay Soomaalida inteeda kale ay ku dayan doonaan Reer Qardhood
Maamulka Gobolka Karkaar iyo Culumada Qardho ayaa ku guuleystay sii deynta Nuur Siidow Cali oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo xabsiga Qardho ku xirnaa ka dib markay bixiyeen Lacaag diyo aheyd