25th October 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay y tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Raiisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Kumeelgaarka ahayd Mudane Cali Maxamed Geeddi, oo ay uga tacsiyadeenayaan geeridii ku timid Alle ha u naxariistee hooyo Kutubeey Maxamuud Barroow.

Marxuumad   Kutubeey Maxamuud Barroow , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Raiisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Kumeelgaarka ahayd Mudane Cali Maxamed Geeddi uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alle ha u naxariistee hooyo Kutubeey Maxamuud Barroow.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*