29th November 2024 admin Category :
Beesha Cali Ibraahim, oo ka mdi ah beelaha deggan gobolka Mudug, ayaa taageero u muujiyey dawadda Puntaland iyo maamulka uu hoggaamiyo Saciid Ca/laaahi Deni.
Muddooyinkan danbe waxaa soo baxay kooxo callooshood u shaqeeystayaal ah oo ku xiran Villa Soomaaliya, kuwaas oo lacag ku soo qaatay sidii Puntland loo burburin lahaa.