25th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin ka Socda UNSOM iyo IGAD.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula qaatay wefti ka socda UNSOM iyo IGAD oo ay hormuud u ahaayeen Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambassador. Raisedon Zenanga iyo Ergayga urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Ambassador Maxamed Cali Guyo.

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Abdiqafar Hange ayaa ka warbixiyey kulanka.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 4 people, people sitting and indoor
Image may contain: 5 people, indoor
Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*