25th October 2024  admin  Category :

Si Khayre Madaxwaynaha uu donayaa u noqdo Muxuu kula soo shawray Beesha uu dhowaan u tegay ee Raxanweyn

Si RW Xasan Cali Khayre u noqdo madaxweynaha Soo socda ee Soomaaliya, waxa uu kula soo shawray ama kula soo faqay in beesha Diqil iyo Mirifle ay noqdaan beesha ugu horaysa ee ku dhawaaqda in doorasha soo socota lagu qabto nidaamkii horee ee 4.5. SI LO BADBAADIYO SAAMILEEYDA JEEGAANTA DIGIL IYO MIRIFLE, HAWIYE, DIRTA IYO SII SOCOSHADA DAWLADNIMADDA NGs s-ka, waayo beesha Daarood maamulo ayaa u dhisan doorasho cod iyo qof iyakeey faa’iido u tahay ee inooma aha waxa manta ku dhawaaqay odeyaashooKoonfur galbeed waxaan sugnaa waa Odayaasga Hawiye iyo Dirta o ku xiga.

Maxaase la gudboon beesha Daarood min Badhan ilaa Kismaayo, Kenya Itoobiya taxan? ma waxay dalka marti uga ahaanayaan lugooyada jeegaanta 4,5 lagu naasnuujiyo. mise bannaanka ayey ka istaagayaan 4,5ka madaxweeyne walba yimaado villa Soomaaliya ku shaqeeyo hagarrdaameentooda iyo naasnuujinta jeegaanta 4,5ka

https://www.voasomali.com/a/5085511.html

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*