19th September 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo maanta duqa caasimadda Soomaaliyeed u magcabay Cumar Filish, oo ka midka ahaa Hogaamiye kooxyadii Muqdisho ka jiray intaan Cabdulaahi Yuusuf ciidanka la tegin Muqdisho, ayaa ka hor yimid doorashadii dimoqraaddiyada ahayd ee Ksimaayo ka dhac day ee lagu doortay Sayid Axmed Islaan

Sidoo kale madaxweyne Farmaajo waa markii labaad ee cĂ asimaddii Soomaali oo dhan ka wada dhaxaysay u magcaabay siyaasiyiin ka soo wada jeeda neesha Abgaal. Halka madaxweynaha Jubbaland ay doorteen dhamaan beelaha dega Jubbalamd.

Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*