28th November 2024  admin  Category :

Hogaamie Kooxeedka SNM Oo Laga Reebay Martida Boqorka Sucuudiga

Hogaamiye kooxeedka beelaha Isaaq, oo doonayey inuu Indha cadays ku arko Boqorka Sacuudiga oo la kulmayey madaxda Islaamka, ayaa laga reebay casuumaddii gaarka ahayd ee boqorka Sacuudigu u sameeyay madaxdii sannadka yimi Xajka.

Casuumaddan ayuu boqorku ku qaabilaa sannadkasta marka uu Xajku dhammaado madaxda caalamka ee Xajka yimi.

Madaxda ka socotay Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa sannadka ka qayb-galay casuumadda boqorka, halka Hogaamiye Kooxeedkii SNM oo doonayey inuu indha cadays iyo madaxweynaan ahay ku arko boqorka Sacuudiga , aanu soo xaadirin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*