23rd October 2024  admin  Category :

Ku Xiggeenka Arrimaha Dibedda ee Mareeykanka ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, wuxuuna la kulmay xubno ka mid ah dawladda federaalka.

Kullanka ayaa looga Hadley arrimo ay ka mid yihiin la dagaalanka shayaadiinta, deen cafinta iyo welliba dhismaha ciidamada qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*