25th October 2024  admin  Category :

Maamul Goboleedka Hargeeysa waxaa ka socda xaalufin baahsan oo ku aadan xayawaanka qeeybihiisa kalla duwan. Arrintan ayaa waxaa qeeyb ka ah dad maamulkaas xilal ka soo qabtay. Hadaba, Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaan ogoleen in la kashifo musuqmaasuqa ay farah kula jiraan, cidii ka hadashana waxaa loo dirayaa xabsiga.

Sida caadiga ah, dawladdii Kacaanka ayaa shaqsiyaad badan oo SNMta ka mid ahaa xabsiga u taxaabtay iyagoo musuqmaasuqay hantidii shacabka, kuwii xabsiyada loo diri jiray ayaa maanta maamul  goboleedkii Hargeeysa uu gacanta u galay taas oo ah aafo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*