24th November 2024 admin Category :
Xubno ka tirsan Golaha Xukuumada Puntland ayaa maanta soo gaadhey Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag.
Xubnahan ayaa kala ah Wasiirka Waxbarashada , Wasiirka Caddaalada iyo Dhaqan celinta, Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guriyeynta ,Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta iyo Dhaqanka iyo masuuliyiin kale.
Wasiirada ayaa Hoygiisa magaalada Badhan ku booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Oo ka mid ah isimada Puntland.