23rd November 2024 admin Category :
Madaxweynaha Dawlad Deegaan Amxarada oo afgambi ka badbaaday
aliyihii Guud ee Ciidanka Meleteriga General Seara Mokennon iyo Madaxwaynihii Deegaanka Amxaarada Ambachew Mokennon iyo Saraakiil Kale oo farabadan ayaa la dilay. Waxaa sidoo kale taagan xaalad kacsanaan ah. Internetkii dalka oo dhan waa la gooyay.
Magaalooyinka Baxardar Iyo Addis Ababa labadaba waxa dagaal ayaa ka dhacay.