25th November 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadka beelaha Isaaq oo mar kale gardaro ku soo weeraray degaano ay degaan beesha Warsangeli.

Maleeshiyaadka Isaaq ayaa soo weeray Wasiirka Waxbarshada Puntland C/laahi Maxamed Xasan , isaga oo ku sugan magaalada uu ka soo jeedo ee Damala Xagare.

Ilaaladii wasiirka ayaa iska difaaacday weerarkii maleeshiyaadka beelaha Isaaq u dhamaayeen.

Nasiib xumo, markii loo xoog sheegta maleeshiyaaskii SNM oo la jebiyey, ayeey si xun oo bani aadanimadda ka baxsan oo dhaqankooda ah waxay u soo adeegsadeen Ciidamo ka mushahaar qaata SNM, oo ka soo jeeda beesha Dhulbahnante.

Image may contain: one or more people, people standing and shoes

Dagalkaas danbe waxa ku dhintay 6 qof oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante, labo qof oo ka soo jeeda beesha Warsangeli, Dhaawaca beesha Warsangeli waa labo, dhinaca kale lama yaqaan oo waa qaateen. Labadan qof oo dhawaaca ah waxa lagu daweenayaa degmada Xingalool.

Labada askari oo dhintay Allah u naxariisyee waxay ka mid ahaayeen ciisdan Daraawiishta Puntland ee Gaashaanle Xanaano Taliyaha ka yaay

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing and beard

Dagaalku caawa waa istaagay, wasiirkiina waxa uu ku sugan yahay Baaraha Qol, waxaana soo gaaray gurmad ka yimid degmada Dhahar.

Image may contain: 2 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*