19th October 2024  admin  Category :

Xasuuqii Muqdisho ka dhacay 1991. hadaladan oo kale ayaa u sabab ahaa  ay Siyaasiyiinta beesha  Isaaq ku kicinayeen Bulshada degta Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Maanta mar kale ayeey doonayaan inay beesha Hawiye ku kiciyaan Daarood ayaa idin dilaya

Faysal Cali Waraabe waa Gudoomiye Xisbi, doorashadii SNM ee dhowaan  dhacday degaanadooda  kumaakun qof oo fikirkiisa Isir xasuuqa ah aaminsan ayaa u codeeey.

Maanta inuu mar labaad yiraahdo ha la xasuuqo qaybo ka mid ah Soomaalida jawaabteeda waxa laga sugayaa madaxda dawladda Federaalka iyo qurba joogta

https://allsanaag.com/150-qof-oo-hal-maalin-dooni-la-degtay/

https://allsanaag.com/soomaalida-neceb-midnimada-somaliya-snm/

 

https://allsanaag.com/akhriso-waxna-ka-ogow-gacan-ku-dhiiglenimada-cabdi-qaybdiid-xasuuqii-uu-sameeyey/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*