11th October 2024 admin Category :
Xasuuqii Muqdisho ka dhacay 1991. hadaladan oo kale ayaa u sabab ahaa ay Siyaasiyiinta beesha Isaaq ku kicinayeen Bulshada degta Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Maanta mar kale ayeey doonayaan inay beesha Hawiye ku kiciyaan Daarood ayaa idin dilaya
Faysal Cali Waraabe waa Gudoomiye Xisbi, doorashadii SNM ee dhowaan dhacday degaanadooda kumaakun qof oo fikirkiisa Isir xasuuqa ah aaminsan ayaa u codeeey.
Maanta inuu mar labaad yiraahdo ha la xasuuqo qaybo ka mid ah Soomaalida jawaabteeda waxa laga sugayaa madaxda dawladda Federaalka iyo qurba joogta
https://allsanaag.com/150-qof-oo-hal-maalin-dooni-la-degtay/
https://allsanaag.com/soomaalida-neceb-midnimada-somaliya-snm/
https://allsanaag.com/akhriso-waxna-ka-ogow-gacan-ku-dhiiglenimada-cabdi-qaybdiid-xasuuqii-uu-sameeyey/