18th October 2024  admin  Category :

إنا لله وإنا إليه راجعون

Bahda Allsanaag waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Maxamed Ciise Muuse oo maanta ku geeriyooday magaalada Boosaaso ee xarunta  gobolka Bari. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*