18th October 2024  admin  Category :

Maleeshiyaad ka soo jeeda beesha Isaaq oo saldhigyo ka samaystay degmada Yube

Maleeshiaayad ka soo jeeda beesha Isaaq, oo u badan beelaha Habar jeclo iyo Gudabiirsay , ayaa maanta soo degey saldhig cusub ay ka sameysteen Degmada Yube.

Saldhigaas oo ku yaal dooxada magaalada Yube ee gobolka Sanaag gaar ahaan degaan lagu magcaabo (Dhiciro Nayla-laaye), waxayna wateen qiyaastii 35-40 gaadhi oo tiknika ah.

Maalinimadii Sabtidii ayaa agaas waxa kormeer ku yimi taliyaha Saddexaad ee beesha Habarjeclo

Maamulka Somaaliland ayaa qorsheenaya sidii uu isugu fidinlahaa dhamaanba gobolka Sanaag isga oo ku sababeeyey arinkaas joogitaanka Jabhad hubeysan ee saldhigeedu yahay Qardho.

Wax talaaba ah maqaadin maamulka Puntland ilaa hadda,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*