24th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Deni oo u Gacan geliyey in uu Maamulo Mashruucii Biyo gelinta Boosaaso Maxamuud Warsame Shido

Mashruucan oo ah Biyo gelinta Magaalada Boosaaso oo ay ku baxayso lacag lagu qiyaasay 40 Malyan oo Doolar ay Bixinayso Dowlada Talyaaniga ayaa waxaa horey Mashruucan Gacanta ku hayey  Faarax Maxamud Cawash – Wasiirka Kaluumeysiga.oo ay Xidid yihiin Maxamuud warsame Shido.

Mashruucan oo larabo in Tuulada Laag Biyaha laga soo jiido lana gaarsiiyo  Magaalada Boosaaso.

Waxaa ay Shacabku dib u xusuusan doonaa Xukuumadii Faroole oo ay Garwadeenka ka haayeen Ururkii Aaran jaan ayaa waxaa  gacanta loo geliyey  Mashruuc kasta oo Dalka laga fulinaayo iyaga oo ka raadiya Dhaqaale.

Waxa ay Shacabka Puntland ay aamin san yihiin in ay Malaayiin Doolar ay ururka Aaran jaan ku bixiyeen soo bixitaankii Madaxweyne deni taas oo ay bedelkooda ku heleyaan  mashaariic badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*