18th October 2024  admin  Category :

Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar Cagjar ayaa soo gaadhay magaalo Xuduudeedka Tog-Wajaale, Waxaana Halkaasi uga hortagay masuuliyiin ka tirsan maamulka SNM,

Cagjar  ayaa ka Qayb gali doona  dhagax dhiga Wadada isku Xidha Berbera iyo Wajaalle,  Iyadoona loo gelbiyey dhinaca magaalada Hargeisa.

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*