23rd December 2024 admin Category :
Waayo aragnimo amniga ah ayuu leeyahay , wuxuuna dhashay 1998
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, oo horay beeshiisa ugu magcabaay wasiirka wasaaradaha maaliyadda, amniga, qorshaynta, shidaalka, Khayraadka badda iyo arimaha Gudaha ayaa maanta isaga oo ka sheekeenaya taariikhdooda ayuu wasiir ku xigeenkiisa amniga wuxuu ka yiri sidan ” Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Wuxu Leeyahay Waayo Aragnimo ku filan Oo Amniga ku Saabsan 1998-dii Ayuuna Dhashay.