27th December 2024 admin Category :
Farmaajo isaga oo intaas oo xil ah qabyaalad ugu magcaabay beeshiisa ayuu doonayaa in Sool iyo Sanaagna uu ku raali geliyo beesha Isaaq, oo yiraahdo waqooyiga Soomaaliya idinka ayaa metela. Ilaa hadda hal safiir uma soo magcaabin gobolka Sanaag, halka uu Hargaysa u diray Safiiro ka soo jeeda Turkiga oo wada hadal u furi doona isaga iyo beesa Isaaq
Ummadyahay Qabiilkiyo Qaranimadu Waa Laba