5th February 2025 admin Category :
Dekkeda magaalada Kismaayo ayaa hawllaha ka socdaa waxeey u socdaan si habsami leh, waxaana ku xiran dekedda maraakiib iyo doonyo ka kalla yimid caalamka oo sidda badeecado kalla duggan. Sidoo kalle, dekedda ayaa laga dhoofiyaa agab kalla duwan sida sinsinta, liinta, xoolaha nool iyo hargaha.
Hase ahaatee, waxaa jira illaa iyo toddobo markab kuwaas oo dhamaantood ku burburay dekedda qeeybo ka mid ah, kuwaas oo u baahan in laga qaado meelaha ay xayireen si loo isticmaalo.
Allsanaag.com