28th November 2024 admin Category :
Wasaaradda Arimaha dibadda Sacuudiga,oo dhowaan mid ka mid ah Safaaradahooda lagu dhex dilay Weriye caan ah, hilibkiisiina ay Diblomaasiyiinta sacuudigu googooyeen , ayaa hadda dawladda Soomaaliyeed u direen dalka Sacuudiga Lix diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, si ay halkaa uga qeybgalaan tababar la xiriira qaanuunka diblomaasiyadda iyo qunsuliyadda oo socon doona muddo hal todobaad ah oo uu bixinayo Machadka Amiir Sacuud Al-feysal ee Daraasaadka Diblomaasiyadda.