25th November 2024 admin Category :
Dowladda Puntland oo War Ka Soo Saartay Doorashada Madaxtinimada.
Dowladda Puntland waxay u xaqiijinaynaa dhammaan shacabka Puntland inaan wax khalkhal ah lagu samayn karin doorashooyinka, guddiguna shaqadiisa si habsami ah u bilaabayo, isla markaana doorashadu waqtigeedii ku dhacayso laguna wargelinayo shacabweynaha Puntland inay u diyaar garoobaan doorasho kana qayb qaataan amniga dalka.