25th October 2024  admin  Category :

Boqorka Beelaha Soomaaliyeed oo Gurmad Gaarsiiyey Deegaanka Dhummay.

Dhowaan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa gaarey wafti ballaaran oo uu hogaaminayo boqorka beelaha Daarood boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo.

Waftiga boqorku hogaaminayo oo horkacaya gaadiid aad u badan ayaa gaarey deegaanka Dhummay ee gobolka Sool oo ay dhowaan ku dagaalameen laba beelood oo walaalo ah.

Wafdi uu Hogaaminayo Boqor Burhaan oo isugu jira isimada Puntland,Jubaland culimo ayaa ku wareejiyay labada Qoys ee Bhararaame Iyo Qayaad,kun Qoys raashinkooda oo isugu jira Bur, Bariis, Saliid, Sokor, Timir, Teendhooyin Iyo Lacago dolar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*