29th April 2024  admin  Category :

Urrurada Bulshada Degnada Buraan Ee TAYO IYO DAYEEL oo la kulmay XAAWO HALGAN.
Kulankan ayaa ahaa mid isbarasho iyo dardaaran bulsho ah oo dhexmaray Urrurada Bulshada degmada Buraan Ee Gobolka Haylnd ee Dhalinyarada isxil qamaasha TAYO Iyo Urrurka Hoyooyinka DARYEEL Eeka dhisan Gobolka Haylnd Ee Puntlnd.
Waxaa sidoo kale lugu casumey madashan Aqoonyahanada degmada Odayaal dhaqameed,Maamulkii hore iyo Xubno ka mida Jaaliyada gobolka.
Muhiimada ugu weyn Ee laga Xaajoodey ayaa ahayd sidii guud ahaan bulshad Degaanku isugu xidhnaan lahayd heer gobol iyo heer degmo,Waxaana Madasha qudbado ka jeediyey Qaybihii kala duwanaa ee bulshada oo soo dhoweyn iyo socab daar xoogleu Muujiye Aqoonyahan Hooyo Xaawo Halgan oo Iyadu ah shaqsiga qudha ee maskax iyo Maalba u huray horumarka iyo wacyigelinta bulshada Gobolada Sanaag,Bari iyo Haylnd.
Waxaa mingirifoonka isaga dameeyey Caaqil Cali Gaani Ismaciil,Caaqil Maxamed Muuse shire (Sayid) Hooyo Hodon Axmed Muuse Botaan Axmed Botaan,Ismaciil Cabdi gurey iyo gudoomiyaha Ururada iyo aqoonyahano madasha joogey.
Ugu damayntii waxaa qalinka luguduugey oo loo wada balamayhorumar midnimo iyo iskaashi guud.

Maxamed Axmed CiiseĀ  Allsanaag


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*