30th April 2024  admin  Category :

Kheyre oo xafiiskiisa kula kulmay Gudoomiyaha Hawiye Action Group

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Hawiye Action Group Xasan Culusoow

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa hore hoygiisa ugu booqday Gudoomiyaha Hawiye Action Group , Xassan Culusoow  oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*