23rd October 2024  admin  Category :

Cabdi Salaam Bashiir Cabdisalaam.  ayaa iska Casilay Xilkii Wasiir ku xigeenka maaliyada Puntland ,isagoona u Tartami Doona Duqa Degmada Boosaaso .

Cabdisalaam,  oo hadda haya xilka ku simaha duqa degmada Boosaaso, kana soo jeeda beesha Dishiishe ee baarlamaanka Puntland ku leh sadex xildhibaan, ayeey u badan tahay inay u codeeyaan  xildhibaanada reer Barigu  iska soo xuleen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*