30th April 2024  admin  Category :

Taliya

Akhriso siday u kala heleen Beeluhu xilalkii uu maanta magacaabay Mustafe Cagjar 8 Xil waa Absame:
Ogaadeen: 4 Xil
Jidwaaq: 4 Xil
Dir/Isaaq : 1Xil

1. Wasirka Madaxtoyada waa Jidwaaq/ Bartire
2. Mayerka Magaalada jigjiga Jidwaaq /Bartire
3. Taliyaha guud ee Cidanka Liyupolic Ogaden/ Reer cabdile /Reer amaadin
4. Taliyaha Kuxigenka Cidanka Liyupolic Korneyl c/kariim Dir/Isaaq/Sacad Muuse
5. Bashir Afdheere mamulka Cidanka waa Jidwaaq/ Abasguul
6. Korneyl Mukhtaar Madaxa Sirdonka waa Ogaden/ Reer cabdile /Reer cali yusuf
7. Korneyl Cabdi kariim Shekh muse Taliyaha Cidanka Asluubta waa Ogaden /Makaahil
8. General Maxamed yare Komishinere komishinka Policka waa Jidwaaq Bartire/ timacase oo Reer nogobed ah
9. Maxamed Cabdi guray Komishinere Kuxigen ka Policka waa Ogade

https://allsanaag.com/xildhibaan-markiisii-horeba-xaaraan-ku-yimid/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*