30th April 2024  admin  Category :

Wiilkii xawaaraha aan caadiga ahayn ku kaxeeyey gaariga  Lamborghini ee la ganaaxay Dh170,000 ayaa lacagtii laga dhimay.

Faarax Xaashi oo Tamashle u joogay dalka Imaaraadka ayaa sadex saac gudahood lagu ganaaxay lacag ah  Dh170, 000, ka dib markii  gaari qaali ah oo uu  soo  kiraystay  ku kaxeeyey xawaare aan caadi ahayn magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Wiilka Tanmashlaha u yimid Imaaraadka ayaa lagu xujeeyey inaan baasaboorkiisa la siinayn ilaa uu lacgta la ganaaxay uu bixiyo.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyey inuu bixiyo ganaax ah Dh117,000. Maalintii khamiista ayaa Faarax Xaashi lacgtaa ka bixiyey Saldhiga traafikada sidaasna baasboorkiisii ku helay.

https://www.khaleejtimes.com/nation/dubai/dubai-tourist-pays-dh170000-fine-for-speeding-in-lamborghini

https://allsanaag.com/dh170-000-ayaa-la-ganaax-sadex-saac-gudahood/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*