27th November 2024 admin Category :
Shirkii maanta, Todoba sawir oo Yariisoow leeyahay ayaa ku jiray, halka madaxweynha Puntland Cabdiweli Gaas hal sawir oo dhinac dhinac ah laga qaaday. Radiyo Muqdisho ma warbaahin Hawiyaa mise waa warbaahin ku hadashada afka dawladda federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Farmaajo haddii uu ku guul darestay inuu Radiyo Muqdisho ka dhigo Idaacad qaran, ma kula tahay in deeqaha Soomaaliya loogu deeqona uu Muqdisho soo dhaafsiin karo
sawirada shirka Brussels ee maanta, Bal tiri inta sawir ee laga qaaday gudoomiyihii hore ee Hawiye Concern Group
https://www.radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-shirka-brussels-oo-uu-furay-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka/