19th December 2024 admin Category :
Odayasha Habar jeclo mar waxay leeyihiin “Hartiyoow hubka aad Habar yoonis soo siinaysaan waxaan idin ka codsanaynaa inaad naga joojisaan. Isla Muuqaalkas Odayaasha Habar jeclo waxay leeyihiin Ciidamaddii Habar jeclo waxay joogaa jiidda hore ee Tukaraq. Maleeshiyaadkii Siilaanyo hubayn jiray ee maalin walba dhul ayna lahayn ku habsan jiray ayaa maanta markii runta arkeen calaacal bilaabay . Ciidamada habar jeclo oo au sheegeen inauy Tukaraq joogaan maxay ka qabanayaan, soo maaha kuwii nolosha iyo nabdda u diiday reer Sool.