25th October 2024  admin  Category :

Ahmed Ismaaciil Samatar ayaa yiri, “Puntland waxeey ku soo faragelliso oo u qabyaaladeeso arrinta gobolka (Sool) waxeey illa tahay ineey aad u qaldantahay,” Ahmed Ismaaciil Samatar oo ah shaqsi aaminsan in maamulka Hargeeysa uu yahay dal ayaa sidoo kalle aan fahmin in Soomaali ay qabiil isku dishay, maantana welli la isku heeysto qabiil.

Waxaa dhab ah, in gobolada Sool iyo Sanaag aysan waxba la dhisan maamulka Hargeeysa, ayna ka mid yihiin maamulka Puntland. Punltlandna waxaa ka saaran mas’uuliyad ah ineey difaacdo xudduudaheeda.

https://youtu.be/SYdzA6nmKKo

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*