22nd December 2024 admin Category :
Ilmo yar oo ku xanuunsan magaalada Dhahar
Cabdalla Iimaan Faarax waa wiil yar oo u ku dhacay xanuunka majaajiska oo biyo kaga Furay Madaxa xanuunkaas ayaana hakad geliyey farxad nololeed ee uu kolkaasi la qaadan lahaa caruurta dhigiisa ah.
Cabdalle waa 3jir waxana xanuunkani uu ku bilaamay ka gadaal 40bixiisi mudadaa uu xanuunkaasi la tacdisanaa ma aanu helin daawada iyo cilaajka uu xaqa ulaaha sababo la xiriira dhaqaalaha walidintiisa (Ninba dunida meel ayey ujoogtaa e)
waxaana aan maanta nasiib uyeeshay in aan ku booqdo hoyga ay isaga iyo waalidiintisu ay ku noolyihiin kaasi oo ku yaal magaada Dhahar waxana wareesi hoosaad layeeshay hooyada dhashay wiilkan oo ii xaqiijisay in xanuunka hayaa wiilkeeda aan dalka gudihiisa waxba laga qaban karin halka ugu sokeysa oo wx lagaga qaban karaana wa dalka hindiya dhaqaala halkaasi lagu geeyana o heli karnaana majiro.
Hadaba hooyadan ayaa waxa ay k codsatay umada muslimka ah in ay ka qaybqaatan o waxa ay tari karaan ay taraan si ula tacaasho xanuunka hayaa inankeed.
Fdlan hadii aad Somalia joogta waxa aaad kaga qayqadn kadhaa tabarucan Numberka Sahalka ah ee 0906049266 ama hadii ad dalka dibadiisa joogto fadlan ugu soo hag Xawaalada Taaj Adiga oo kuso qoray numberkaa ah 6049266 Magcna Cabdalla Iimaan faarax