Dhanka kale, safirka Soomaaliya uu fadhiya dalkani Kenya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa sheegay inuu shirka uu caddeyn u ahaa in Soomaaliya ay martigalin karto shirar heer caalami ah, maadaama uu soo hagaagay ammaanka dalka Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa marti galisay shir madaxeedkii 28aad ee IGAD, kaas oo ay ka soo qeeybgaleen Madaxweyneyaasha Kenya, Uganda, Ra’iisul Wasaaradaha dalka Itoobiya, iyo Wasiirada arimaha dibadda dalalka IGAD qaarkood.