23rd October 2024  admin  Category :

Dagaalkii Tukaraq kadib, waxeey billaabeen gooni-goosatada ineey isku dayaan sidii ay u iibin lahaayeen fikirkooda Soomaalidiidnimada ah. Dooda ay ku doodayaan ayaa ah in ay beeshooda ahaayeen dal madax bannaan taas oo ah mid been abuur weeyn ah sababtoo ah Soomaaliland dhulkii la isku oran jiray hal beel oo kalliya ma deganeen markii gumeestaha uu dalka ka tagay. Qodobka labaad oo ay iibinayaan gooni goosatada ayaa ah in la xasuuqay, balse caalamka oo dhan waxaa la ogyahay in Soomaali oo dhan ay is dishay, aysana jirin cid meelaha ka barooraneesa, qabuurayaashana soo faganaya habeen iyo maalin oo aan ka aheen gooni goosatada.

https://youtu.be/SL1yOoSOwzk

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*