18th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Camey,”Dagaalku Waa Soconayaa Inta Somaliland Taako Dhula Naga Haysato”.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey oo goor dhaw la hadlay warbaahinta dawladda PuntlandTV ayaa sheegay in uu soconayo dagaalka gobalka Sool hadda ka bilowday oo uusan istaagi doonin inta TAAKO kamid ah dhulka Puntland ay ku jiraan ciidamada Somaliland.

Mudane Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa waxa uu sheegay in ay Puntland taako ka mid ah dhulkeeda aysan ka tanaasuli doonin, cid kasta oo la timaadana ay talaabo ka qaadayso dawladdooda.

https://youtu.be/A3z__VmTIEI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*