28th November 2024 admin Category :
Odayaasha iyo Waxgaradka Galgala iyo Ceeldaahir ayaa cabasho u gudbiyey Madaxweyne Gaas, waxay ka cabanayaan Wasaaradda arrimaha gudaha oo ay sheegayaan inay joojisay gargaar bani’aadanimo oo Hay’addaha deeqaha bixiya siinayeen barakacayaasha Galgala iyo Af-urur.
Warqadan oo loo diray Madaxweyne Gaas, waxaa looga codsaday Madaxweynaha inuu arrintan soo farageliyo.