28th November 2024 admin Category :
Xildhibaankii iyo warbaahintii Muqdisho haddii ayna dawladnimo doonayn maa Caasimadda Soomaaliyeed laga raro Muqdisho.
Sawirka sare waa Hiiraan Online oo leh ” Reer Beledweyne oo dhibataysan ayaa madaxweyne Farmaajo dalka ka dhoofay; Iyaga oo og in dawladdnimada Soomaliya ayna hal qof ahayn, laakiinse ujeedadoodu waa inay dadka qaab qabiil ku kiciyaan, gaar ahaan beesha Hawiye oo ay indho u yihioin
Qoraalka hose waa Xildhibaan Mahad Salaad oo leh Farmaajo dhalinyaradii Soomaaliyeed ayuu garoonka Muqdisho kaga dhuuntay, Waa xildhibaan ka mid ah Xildhibaandii shalayy umadda Soomaaliyeed sugayeen inay isvedel keenaan
Labadaa sawir isku fiiriya. halka ay qabyaaladdu ka marayso