25th October 2024  admin  Category :

Shacabka Xaafadda Shibis ee magaalada Muqdisho imisa ka mid ah ayaa luqadan fahmaysa”

Gudoomiyaha Degmada Shibis ee Gobalka Benaadir Safiya Xasan Shiikh Cali Jimcaale, ayaa arrin lala yaabo ka sameeysay Degmadaasi oo dadkii xaafaddaa deganaa ka yaabeen 

Marwo Safiya Xasan Shiikh Cali Jimcaale ayaa Af qalaad ku wada qortay dhamaan inta baddan warqadaha Xafiiskeeda ka soo baxa iyadoo sidoo kale Tabeelooyin aay ku dhajisay laamiyada mara degmadaasi  digniin ah dhawaan ku qortay luuqada Englishka.

 

Sawirka hoose waa xaafaddii ay Qurba joogtu ku soo kortay

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*