22nd December 2024 admin Category :
Madaxwyne Gaas adiga oo aan magacyo ugu yeerin madxaweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, kuna sheegin inuu yahay Calaan nacas ah oo aan aqoon fiican u lahayn Punland. Soo kama horayn ama ka fiicnayn intaadan u jawaabin inaad adigu horta caddaladda waxay ahay soo barato
Maamulka Punland marka ay saamigooda ka donayaan Dawladda Federaalka Somaaliya ama Bulshada Caalamka, oo ay doonayaan in mashaariic laga hirgeliyo Punland . Warqadaha ay ku codsanayaan mashaariicdan iyo gobolada laga hirgelinayo sidan ayeey u qoran yihiin
Hadaba Madaxweyne Gaas ma adiga ayeey caddladu kugu yar tahay mise Culusoow ayaa Calaan ugu yeeraysaa, isaga oo ka jawaabaya arjiyaddii aad u soo qoran jirtay markaad mashaariicda u raadinaysay labo gobol iyo nus ee beeshaadu degto
ALLSANAAG.COM