29th April 2024  admin  Category :

Dhaqanka Siyaasiyiinta Isaaq ee maanta waxa halkaa soo gaarsiiyey waa jawaab la’aantii hore oo aan marna loo jawaabin.

Wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, siyaasiyiinta beesha  Isaaq waxay horay u yiraahdeen in dadka koonfurta Soomaliya ka imanaya oo  uga qayb gelaya wada hadalada ayana ku jirin qof ka soo jeeda gobolada Waqooyiga Soomaaliya oo ka soo jeeda Beelaha Harti. Dawladdihii hore ee federaalka Soomaaliya waa ka yeeleen.

Dhanka  Somaliland dadka uga qayb gelaya wada hadalada waa  wada Isaaq, hogaamiyahooduna mar walba waa Isaaq. Iyaga marna lama waydiin sidan ay arintani ku dhacday. Waa laga aamusnaa.

Shirarkii Turki lagu qabnayey qodobkan ayeey ku soo dareen sanadkii 2014

6- Labad dhinac waxay isla garteen in Dawlada Turkey-gu xog joogta ah siiso beesha Caalamka

Maanta Siyaasiyiinta  biisha Isaaq, waxay leeyihiin Wada hadaladeena Turkiga

3. Inaan la Siyaasaddayn deeqaha Bani’aadanimo iyo Mashaariicda dib u dhiska walibana la dhiiri galiyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*