29th April 2024  admin  Category :

Ha la  yaabin inta madaxtooyada Soomaaliya  la weeraro in  loo hurdo tago qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, sababtoo ah Xildhibaankii, Weriyihii, ganacsatadii, wasiiradii ka soo jeeday Beesha Hawiye dagaal waxay ugu jiraan inaan Qaran Soomaaliyeed la helin . Sida lagu gaari karaana ay tahay mucaarad , warxumo tashiil iyo Qori is maris oo inta amni xumo laga shaqeeyo hadhowna  la yiraahdo sidee wax u dhaceen iyo maxaa wixii dhacay wax looga qaban waayey.  Qiiro jabaanka iyo qori is mariska siyasiyiinta Hawiye Action Group, waxay ku dhamaan kartaa oo qura waa  caasimadda oo Muqdisho laga qaado.

https://www.facebook.com/photo.php?fbid=10213489571667549&set=a.1262567578161.39024.1648869717&type=3

A imagem pode conter: 1 pessoa, texto

https://youtu.be/zEoGs0UhvFw

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*