23rd November 2024 admin Category :
Hadaadan i ogayn Mujaahid ayaan ahay aniguba ” Abu dhabi ayaan joogay oo howsha Faysal Cali Koonfur ka hayey mid la mid ah ayaan u hayey jabhaddii SNM
https://youtu.be/XWf2ScXB4AQ
Faysal Cali waraabe iyo nac nac waa nimanka SNM u qaabilsan inay Alshabaabka u dIraan Soomaaliya iyo caalamka intiisa kale. Faysal Waraabe wiil uu dhalay ayaa dhowaan lagu dilay Syriya, Halka Nacnac oo ka soo jeeda Beesha Arab ee Isaaq uu adeer u ahaa ina Godane, oo ahaa hogaamiyihii hore ee alshabaab iyo in badan oo maanta Soomaalida ku xasuuqaysa Koonfurta Soomaaliya
https://youtu.be/CvqoyY5UHzo