25th October 2024  admin  Category :

ONLF iyo Itoobiya oo hishiis hor dhac ah Magaalada Nairobi ka Furmay Maanta

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa ka socda Kulan hishiis hor dhac ah oo dhaxmaray  jabhada ONLF iyo Dowladda Federaalka Itoobiya,  Wada hadallada oo ahaa kuwo maalmihii aynu soo dhaafnayba u socday labada dhinac ayaa qodobadii leysku raacay waxaa ka mid ahaan in la qabto shirweyne laga soo wada qeyb-galo islamarkaana lagu dhameystiro hishiis si rasmi u dhaxmara  ONLF ee nabada qaatay iyo Dowladda Itoobiya kaasoo lagu balamay in lagu qabto dalka Itoobiya.

Wafdiga ka socday dhinaca Itoobiya oo ka koobnaa Mudane Abdi Mohamoud Omar, General Gabre Dilla,  General DamiseGeneral Gabre

Wafdiga ka socday dhinaca jabhada ONLF Abdirahman Mahdi (Arimaha Dibada) Ahmed Yasin Dhiraane,
Cibaado Hirsi Mahad, Sulub Abdi Ahmed, 

 

Dhanka Dowlada Kenya Oo Ah mida dhigtay gogosha wada hadalka waxaa ka socoda Mudane Senator Yusuuf Haji, Governor Ali Bunow, Yusuf Hassan, waxaa kaloo goobjooge ka ah wada hadalka Mudane Sheekh Ibrahiim Abdula,

https://youtu.be/y9cSePkUgZ0

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*